saxafimedia.com
Dheef La’aanta Dimuquraadiyada Somaliland Oo Laga Cabsi Qabo Inay Farriin Xun U Dirto Afrika Iyo Su’aalaha La Isku Weydiiyay Garoomadda Siyaasadaha Dunida Lagu Faaqido | Saxafi Media
Wargeyska BMJ (British Medical Journal) oo inta badan wax ka qorra Culuunta Caafimaadka ayaa maqaal dheer ku faa’qiday geedi-socodka horumarka la taaban karro leh ee Jamhuuriyadda Somaliland u qaaday dhinaca dimuquraadiyadda iyo sida beesha caalamka ee hawshan daba ka riixdaa uga gaabisay inay wax taakulayn ah ka geysato.