saxafimedia.com
Diyaarad Doraad Loo Diiday Garoonka Hargeysa Oo Shalay Laga Rogay 50 Dhalinyarro Ah | Saxafi Media
Diyaarad ay la socdeen 50 dhallinyaro ah oo reer Somaliland ah oo doraad laga celiyay madaarka Hargeysa ayaa shalay mar kale ku soo laabtay, Islamarkaana loo ogolaaday inay ka soo degaan.