saxafimedia.com
Dugsiga Daallo First School Oo Xaflad Sagootis Ah U Sameeyay Ardayda Fasalada 8aad Dhamaysanaysa Sannadkan | Saxafi Media
Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daallo First School, ayaa arday, macalimiin iyo maamulba waxay xaflad ballaadhan ku sagootiyeen ardayda sannadkan dhammaysanaysa fasalada siddeedaad ee dugsigaas