saxafimedia.com
Fariin Uu Soo Tabiyay Hoggaamiye Dhaqmeed Maxbuus Ahi | Saxafi Media
Jiif Caaqil Kayse Badde Cabdille, oo ka mid ah madax-dhaqameedyada Somaliland, oo maalintii shanaad ku xidhan saldhiga dhexe ee booliska ee magaaladda Hargeysa ayaa shalay fariin ka soo tabiyay Xabsiga