WorldRemitAds

Ganacsatada Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa si weyn u taageertay Musharaxnimada uu mar kale isku soo sharaxay Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), kaas oo dhawaan shaaciyey inuu mar kale u sharaxan yahay golaha deegaanka Hargeysa.

Noqo kan ugu horeeya ee hela xog – Ku Biir Boggayaga  [wp-svg-icons icon=”twitter-2″ wrap=”i”] @Saxafi

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.