WorldRemitAds

Hargeysa, Somaliland, February 20, 2017 (Saxafi) – Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyey go’aankii uu 20-ka bisha labaad (February) ugu aqoonsaday inay noqoto maalin qaran oo ay yeeshaan dhallinyarada reer Somaliland, waxaannu hambalyo la xidhiidha xuskan u diray guud ahaan da’yarta waddanka.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.