saxafimedia.com
Habdhaqankii Donald Trump Ee Ka Yaabiyay Shacabka Maraykanka | Saxafi Media
Faallo doodi hore ee dhex martay labada Musharax ee Doorashada Madaxtooyada Maraykanka, wargeyska Saxafi ka diyaariyay, ayaa si wayn inoogu faah faahisay, qaabka shacabka Maraykanku u qiimeeyaan, doodaha loo qabto Musharaxiinta u ordaya doorashada.