saxafimedia.com
“Hadaan Arrimaha Socda Laga Joogsan Waxay Muujinaysaa In Kulmiye Taaganyahay Albaabkii UDUB” Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada
“Anigu Waxaan u imid Somaliland inaan Uga Faa’iideeyo Xidhiidhada Caalamka Aan Ku Lahaa, umanaan imman inaan dacweeyo ama albaabada ka xidho igamana suurtowdo”