0
26
PropellerAds

“Hadda Wixii Ka Dambeeya Dawlad Midnimo Qaran In La Dhiso Ayaa Loo Baahan Yahay” Guddoomiyaha xisbiga UCID

“Waxaa loo baahan yahay in la joojiyo wada hadalka Somaliland iyo Somalia….” Hargeysa, Somaliland, June 23, 2015 (Saxafi) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanay ka fursanayn in dawlad ku meel gaadh ah oo xilka gaadhsiisa doorasho la soo dhiso.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.