WorldRemitAds

Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah murashaxiinta madasha isbahaysiga Murashaxiinta KULMIYE ka hadashay ayaa isna taariikh dheer oo xisbiga iyo madaxweynahaba ay isla soo mareen ka waramay, waxaana uu tilmaamay in ay u han weynyihiin xisbiga balse ay qabaan saluug.Waxaa kale oo uu sheegay in Madaxweynaha uu hore uga aqbalay inuu ka tanaasulo oo uu Guddoomiye nimada oo uu muddo u soo diyaar garoobayay uga hadho Muuse Biixi. “Waliba waqtigaas afeef ayaan dhigtay aan leeyahay, tartanka danbe yaanay dhicin iyo waayahay.” Ayuu yidhi, waxaana uu sheegay in Madaxweynaha looga fadhiyay inuu dhex ahaado, waxaa kale oo uu xusay in murashaxiintan waxaa is raaciyay ay tahay cadaalad doon iyo ficilka madaxtooyadda oo dhinac noqotay ka dhashay.  Waxana uu tilmaamay in aanay tagayn shir sidaas ku socda oo loo baahan yahay in la xalilo dhibaatada oogan.

Halkan Hoose ka Daawo

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.