saxafimedia.com
Hanfi Iyo Kulaylihii Ugu Xumaa Siddeetan Sanadood Oo Ku Dhuftay Magaalada Sydney Ee Dalka Australia | Saxafi Media
Heer kulka magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa hanfigii iyo kulaylkii ugu xumaa muddo sagaal iyo todobaatan sanadood ah, ku waabariisatay Axadii todobaadkan ugu horeeya sanadka cusub ee 2018