saxafimedia.com
Haweenay Ingiriis Ah Oo Laga Sii Daayay Budhcadbadeed | Saxafi Media
Gabadh Ingiris ah oo lix bilood lagu haystay miyiga koonfurta Soomaliya, ayaa shalay madax furasho lagu siidaayey, ka dib markii ay ka hawlgaleen qaraabadda iyo asxaabta gabadhaasi oo u ururiyey lacag lagu sii daayo.