saxafimedia.com
Horumar Ka Hirgalay Degmada Allaybaday Iyo Fariinta Shacabka Reer Allaybaday | Saxafi Media
Horumar dhinacyo badan leh ayaa ka hirgalay degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley, waxaanay shacabka reer Allaybaday amaan u soo jeediyeen Xukuumada Axmed Maxamed Siillaanyo