saxafimedia.com
Imisuu Ku Kacayaa Arooska Ugu Qaalisan Adduunka Ee Boqortooyada Ingiriisku? | Saxafi Media
Boqortooyada Ingiriiska ayaa 19-ka bishan aynu ku jirno ee May 2018, qabsan doonto mid ka mid ah aroosyada ugu qaalisan aduunka, kaas oo dad badan oo arrimaha dhaqaalaha ka faaloodaa saadaalo kala duwan ka bixiyeen, kana hadleen qiimaha uu ku kacayo.