WorldRemitAds

Isbahaysiga Mucaaradka Ah Oo Eedeyn Culus U Jeediyey Xukuumadda Somaliland

Hargeysa, Somaliland, July 7, 2015 (Saxafi) – Isbahaysiga mucaaradka Somaliland ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay xidhiidh qarsoodi ah la gashay Soomaaliya, taas oo ay ku tilmaameen qaran dumisnimo iyo khiyaamo qaran.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.