WorldRemitAds

Isku Dhac Khasaare Iyo Dhaawacyo Keenay Oo Ka Dhacay Xaafadda Daami Ee Magaalada Hargeysa

Sawirka iska horyimaadka xafaada DAAMIHargeysa, Somaliland June 19, 2015 (Saxafi) – Iska hor imaad kooxo dhalinyaro ah ku dhexmaray xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa Shalay ayaa khasaare keenay.

Iska hor imaadkan ayaa ka bilaabmay sida la wariyay ciyaar kubada Cagta ah oo laba kooxood oo xafaadaas ka tirsan dhex-martay, taas oo la sheegay in markii ay dhamaatay ka dib labaddii kooxood taageerayaashooda dagaal dhagaxtuur ahi…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.