WorldRemitAds

Islaaminta Aqoonta: Khalad Aan Laga Qaangaadhin

W/Q Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil

1- Gogoldhig

Maalintii taariikhdu ahayd 22kii Feebaraayo 2015, khudbo Shiikha jaamacadda As-har mudane Axmed Addayib uu ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Maka al-Mukarama, oo la sheegay in looga hadlayo mawduuca “La dagaalanka aragagixisada”, wuxuu ku sheegay in “Quraanka iyo sunnada sida xun loo fasiray ay sabab u yihiin xagjirnimada muslimiinta haysata”.…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.