saxafimedia.com
Jawaab Somalia Ka Bixisay Shuruud Madaxweynaha Somaliland Ku Xidhay Wada-Hadal Dambe Oo Dhexmara Labada Dawladood | Saxafi Media
Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay, isla markaana muujisay inay doonayso in mar kale la bilaabo wadda hadalkii u dhaxeeyey xukuumadda Somaliland.