WorldRemitAds

Kabihii Suxufiyada Reer Yemen Ku Tuurtay Hogaamiyaha Xuutiyiinta Oo 2-Milyan Dollar Lagu Kala Iibsaday

Kabo gabadh suxufiyad ah oo u dhalatay dalka Yemen ay dhawr cisho ka hor ku weerartay, hogaamiyaha Xuutiyiinta garab Saarka la leh Iiran ee dagaalka ka wada dalka Yemen, ayaa qiimahoodu gaadhay heerkii ugu sareeyay ee lagu kala iibsado, beer kabo haween oo mustacmal ah.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.