saxafimedia.com
Koox Ka Socota Hanti Dhawrka Guud Oo Boorama U Jooga Baadhis | Saxafi Media
Magaalada Boorama ayaa labadii casho ee ugu dambaysayba waxa ku sugan kooxo ka socda xafiiska Handhawrka guud ee Qaranka, kuwaas oo sida la sheegay magaaladda Boorama ka wadda baadhis gaar ahaan laamaha dawladda.