saxafimedia.com
Laami Isku Xidhaysa Jaamacadda Camuud Iyo Magaaladda Boorama Oo La Hirgaliyey | Saxafi Media
Wadadda isku xidha Magaaladda Boorama iyo Jaamacadda Camuud, ayaa laga bilaabay in laga hirgaliyo waddo Laami ah, taas oo ay iska kaashadeen ganacsato reer Somaliland ah, hay’ada Camuud Foundation, Ardayda iyo Maamulka Jaamacadda iyo shacabka reer Boorama.