WorldRemitAds

Lacagta Maraykanka Oo Markii Ugu Horaysay Taariikhda Sawir Haween Lagu Soo Dhejin Doono

Wasaarada Khasnada Qaranka ee dalka Maraykanka ayaa khamiistii shaaca ka qaaday in ay soo daabici doonto, lacag noodh ah oo markii ugu horaysay taariikhda dalka Maraykanka lagu soo daabici doono, sawir dumar, taas oo noqonaysa markii ugu horaysay.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.