saxafimedia.com
Layaabka Adduunka: 39-Sannadood Ka Dib Ayay Ogaadeen Inay Cusbitaalka Ugu Kala Bedelmeen Hooyooyinkood | Saxafi Media
Laba haween ah oo u dhashay dalka Ruushka ayaa sagaal iyo soddon (39) sannadood ka dib ogaaday, khalad cusbitaalkii ay ku dhasheen kaga dhacay, oo waalidintooda loogu kala bedelay