saxafimedia.com
Layaabka Adduunka: Haweenay Sixir Ku Hagaajisa Kaambuyuutarada Iyo Qalabka Casriga Ah | Saxafi Media
Haweenay reer San Francisco ah oo magaceeda la yidhaahdo Joey Talley oo dadka qaarkood ku naanaysaan, wasiirka Sixirka iyo Khuraafaadku, waxa ay aaminsan tahay in sixirku wax walba hagaajiyo, cilad kasta oo qalabka kaga dhacdana ay ku hagaajiso