saxafimedia.com
Layaabka Adduunka: Nin Masas Adeegsanaya Oo Qabsaday Xarun Kastam | Saxafi Media
Nin ka mid ah dadka carbista masaska iyo noolayaasha xamaarata ah oo ku nool dalka Hindiya ayaa weerar nooc cusub ah ku soo qaaday xarun lagu qaado cashuuraha oo ku taal dalkaas,