saxafimedia.com
Liiska Guul Wadayaasha Xukuumada Siilaanyo | Saxafi Media
Dalka kasta oo Afrikaan ah waxaa caado u ah in ninka xilka hayaa iyo kuwa ku hareeraysan ay dhaliisha dadweynaha iska indho tiraan. Haddaba, xukunkii Kaligii Taliyihii Maxamed Siyaad Barre waxaa caanbaxay kalmado ay ka mid ahaayeen Guulwadayaasha iyo qaar kale balse hadaan hoos ugu daadago nuxurka maqaalkaygan