saxafimedia.com
“Ma Dafirayno In La Soo Dhaweeyay Ina Camey Laakiin Cid Ka Raacaysa Iyo Ciidan Uu Helayaa Ma Jiro” | Saxafi Media
Guddoomiyaha degmada Buuhoodle Cismaan Yuusuf Maxamed ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee gobolka iyo degmadiisa, Guddomiyaha oo ku sugan xarunta Buuhoodle ayaa sheegay in Madax xigaha Gaas uu yahay ninka soo jeeda deegaanka Buuhoodle isla markaana uu qirayo in la soo dhaweeyay,