saxafimedia.com
Maal-Qabeen Hantidiisi Ku Aasay Buur La Wada Garanayo Hal-Xidhaale Adagna Ku Xidhay Qofkii Doonaya Inuu Helo | Saxafi Media
Maal qabeen dhalashadiisu Maraykan tahay oo lagu magacaabo, Forrest Fenn ayaa hanti badan oo uu lahaa, ku aasay buuralayda Rockies lagu magacaabo oo ah sil silad buureed ku taala waqooyiga qaarada Ameerika,