saxafimedia.com
Maalin Ka Mid Ah Maalmo Uu Wargeyska Saxafi Nagu Soo Booqday Marxuum Axmed Xasan Cawke
Alla ha u naxariistee, Marxuum Axmed Xassan Cawke ayaa lagu aasay Magaalada Wajaalle, ka dib markii uu xalay niskii danbe ku geeriyooday magaaladda Jigjiga.