saxafimedia.com
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ka Hadlay Mashaariicda Biyo-Ballaadhinta Caasimadda Somaliland | Saxafi Media
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa Md. Maxamed Cali (Daarood), ayaa ka hadlay hawlaha la xidhiidha mashaariicda biyo-ballaadhinta caasimadda Somaliland oo qaybo badan oo ka mid ah aanay helin wax biyo ah.