WorldRemitAds

Maayarka Caasimadda Oo Xadhigga Ka Jaray Carwo Dharka Carruurta Ah Oo Hargeysa Laga Furey

Maayarka oo xadhiga ka jarayaHargeysa, Somaliland, July 6, 2015 (Saxafi) – Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa xalay xadhiga ka jaray Dukaan cusub oo laga furay magaalada Hargeysa, kaas oo iibinaya dharka carruurta, gaar ahaan xilligan oo ay soo dhowdahay Munaasibaddii Ciidul-Fidriga.

Dukaankan ama Carwadan oo magaceega la yidhaahdo Nanita Supermarket, waxaa lagu soo…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.