saxafimedia.com
Maayarka Hargeysa: “In Lana Dhaliilo Ma Diidanin Laakiin In Sharciga Laga Horyimaadaa Maaha Wax La Aqbali Karo” | Saxafi Media
Maayarka Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa ka hadlay koox dhawaan qol dhexdii iska magacowday oo uu sheegay inay sharciga ku gefeen