saxafimedia.com
Madaxweynaha Faransiiska Oo Wacad Ku Maray Burburinta Saldhigyadda Daacish
Paris, Faransiiska, November 24, 2015 (Saxafi) – Madaxweynaha Faransiiska ayaa ballanqaaday inuu sii kordhin doonno duqaymaha kooxda Islaamiga ah ee Daacish