saxafimedia.com
Madaxweynaha Somalia Oo Sarkaal Ka Tirsanaa Xibiga Waddani U Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare | Saxafi Media
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo ahaan jiray aggaasimaha xarunta dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.