WorldRemitAds

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Hargeysa, Somaliland, June 29, 2015 (Saxafi)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku dhaariyey gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.