saxafimedia.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub Iyo Xubnaha Maxkamadda Iyo Xeer-Ilaalinta Ciidanka Qaranka Somaliland | Saxafi Media
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta masuuliyiin cusub u magacaabay xilal kala duwan oo ka mid ah xukuumaddiisa iyo hay’adaha Dawladda, isla markaana waxa uu toddoba kale u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Xeer-ilaalinta Ciidanka Qaranka Somaliland.