WorldRemitAds

Madaxweyne Siillaanyo Oo Magacaabay Wasiir Ku-Xigeen Cusub Mid Kalena U Bedelay Wasaarad Kale

Hargeysa, Somaliland, July 1, 2015 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa caawa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, halka uu wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaraddaas ugu bedelay inuu noqdo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland. 

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.