saxafimedia.com
Mandela Oo Caafimaadkiisu Ka Soo Raynayo, Lagana Saaray Cusbitaalkii | Saxafi Media
Kooxaha caafimaadka ee dalka Koonfur Afrika ayaa warbaahinta u cadeeyay, in caafimaadka madaxweynihii hore ee dalkaas Nelson Mandela ay aad u wanaagsan tahay, isla markaana laga saaray cusbitaalkii laba cisho ka hor la dhigay ka dib markii lagaga soo booday caloosha.