saxafimedia.com
Maxaa Ku Cusub Caafimaadka: Buskud Hoos U Dhigaya Subagga | Saxafi Media
Khabiiro aqoonta caafimaadka ku xeel dheer oo u dhashay dalka Masar ayaa markii ugu horeeyay ikhtiraacay, nooc cusub oo buskud ah, kaas oo loo isticmaalayo sidii aad hoos ugu dhigi lahayd haddii heerka dhiigu kaco qofka ama uu iska dareemo in duxda dhiiga gasha ee Cholesterol ay ku badan tahay.