WorldRemitAds

Maxaa Laga Ogyahay Safarka Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalka Ethiopia?

Hargeysa, Somaliland, June 22, 2015 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa shalay u anbaxay dalka Itoobiya halkaasi oo uu sheegay inuu kulamo la yeelan doonno madaxda dalkaasi.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.