saxafimedia.com
Maxaad Ka Ogtahay Xukuumadda Uu Soo Dhisay Raysalwasaaraha Cusub Ee Ethiopia? | Saxafi Media
Ra'iisul Wasaaraha dhawaan la doortey ee wadanka Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Gollahiisa wasiiradda cusub kaasi oo isla shalay Baarlamaanku uu ansixiyay.