saxafimedia.com
Md: Qabile Oo Ka Digay Khatar Hor Leh Oo Uu Sheegay Inay Ka Soo Cusboonaatay Dhismaha Warshad Sibidh Oo Muran Ka Taaganyahay | Saxafi Media
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa sheegay in khilaafkii ganacsi ee ka taagnaa gobolka Saaxil uu halis ku jiro inuu dhibaato dhaliyo kadib markii sidda uu sheegay wasiirka Arrimaha Guduhu waanwaantii laga waday arrintaas ganefka ku dhuftay, isla markaana sheegay inuu amarka madaxtooyadda fulinayo xoogna lagu dhisayo.