saxafimedia.com
Mexico: Hogaamiye Budhcada Daroogadda Ah Oo Markii La Qabtay Noqday Shaqaale Dawladeed Oo Qaranka Ka Mushahar Qaata | Saxafi Media
Hawl galadda lagula dagaalamayo kooxaha mukhaadaradka iyo danbiyada waaweyn ka sameeya dalka Mexico ayaa galay qaaba qowsayn iyo meel adag ka dib markii nin dhawaan la qabtay oo ka mid ahaa hogaamiyayaasha daroogadda iyo danbiyada ka ganacsada ee dalkaas.