WorldRemitAds


Hargeysa, Somaliland, January 10, 2018 (Saxafi) – Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Michael Keating oo dalka Somaliland booqasho ku jooga, ayaa markii u horeysay ka hadlay in Hay’adda Qaramada Midoobay Maamulka Hawada ee ICAO ku wareejisay Somalia maamulkii Hawada ee dalalka Somaliland iyo Somalia, kaas oo ay dawladda Farmaajo dhowaan ku sheegtay in lagu wareejiyay.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.