WorldRemitAds

Mucaaradka Somaliland Oo Bilaabay Is Abaabul Hor Leh Oo Ka Dhan Ah Xukuumadda Axmed Siillaanyo

Hargeysa, Somaliland, July 6, 2015, (Saxafi) – Xisbiyadda mucaaradka ah iyo madasha wadda tagashiga ee Somaliland ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay waxaa u socday kullamo gaar gaar ah oo la wariyay in go’aamo lagaga gaadhayo talaabooyinka u banaan ee ay ka qaadan karaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo waqtigu ka dhamaaday.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.