saxafimedia.com
Murrashax Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Degaannada Caynaba | Saxafi Media
Kumanaan kamid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Caynaba oo ay hormood u yihiin maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Saraar, cuqaal. Salaadiin iyo haween, ayaa dhinaca Galbeed ee magaalada kaga horyimi murrashax Muuse Biixi iyo Weftigiisa