WorldRemitAds

Nimco Qawdhan, Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Dib-u-dejinta, oo ka hadashay Madal ilyartu isqabatay oo ay masuuliyiintii xukuumadda iska casiley ee Isbahaysiga Murashaxiinta KULMIYE, ku soo bandhigeen sababihii is-casilaadooda keentay, ayaa sheegtay in KULMIYE weligiiba marka uu khilaaf yimaado sharcigiisa loo noqon jiray, haddana loo baahan yahay in sharcigii xisbiga dib loogu noqdo.

“Waxay ahayd shantan iyo shanta danbe in lagu gaadho Xisbiga KULMIYE oo gacmaha is-haysta, balse may dhicin, waana ta keentay in aanu xilkii aanu qaranka u haynay dib ugu celino Madaxweynaha [Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo)]” ayaa hadaladeeda ka mid ahaa Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Dib-U-Dejinta Somaliland.

Nimco Qawdhan Halkan hoose ka daawo:

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.