saxafimedia.com
Nin Miinaysan Oo Ku Qarxay Kadinka Madaxtooyada Soomaaliya | Saxafi Media
Weerar ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux labisnaa dharka ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya oo isku soo xidhay waxybaaha qaraxa ayaa ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya,