saxafimedia.com
Puntland Maaha “State” Buuxiyay Shuruudihii Uu Kaga Mid Noqon Lahaa Federaalka Somalia | Saxafi Media
Ka hor intii aanay askartu la wareegin xukunka dalkii la odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliyeed (Somali Republic) oo ka abuurmay midnimadii Somaliland iyo Somalia ee lixdankii waxay gobolada Jamhuuriyaddu ahaayeen sideed gobol oo laba ka mid ahi ay Somaliland ahaayeen(Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed).