saxafimedia.com
Puntland Oo Ka Jawaabtay Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia & Arrinta Tukaraq | Saxafi Media
Madaxtooyadda maamul goboleedka Somalia ee Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen shalay oo ay ugu jawaabayaan madaxweynaha Somaliland ku sheegay in ay beesha caalamka ay ku wargeliyeen in ay Somaliland ka baxdo deegaanka Tukaraq.